Nairobi(SBN)Waxaa gabi ahaan ba la soo gaba gabeeyay Wada xaajoodkii 3 dexdii malmood ee aan soo dhaafnay magaalada Nairobi uga socday O N L F iyo Ethiopia
Shirka ayaa lagu kala kacay isaga oo aan wax natiijadii U Danbaysay Maraya

Wada hadalkii Kan ka horeeyay ee isla wadan kan ka dhacay 2012 Kii waxaa la isku mariwaayay Qodobka QaabkaAftida looga Qaadayo kililka 5aad haday Go,ayaan

Hadana waxaa xusid Mudan Inuu kulan kani Ufashilmay Isla qodobkaasi iyo dhaqamo ka baxsan Anshaxa Wada xaajoodka Sida Ad adeyg iyo Dhowr jeer oo ay fadhiga ka baxeen oo ay la yimaadeen Waftigii ka socday Ethiopia Gaar ahaan Saraakiisha Tigreega

Wixii Faah faahin ah dibaan idiinka soo sheegi doonaa inshalhu

 

 

 

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews