WasaaradaBiyahaayaaiguMuhiimsan Somaliland waaHadiiWasiirka Loo MagaacaabayeeSaleebaanKooretaasOgsoonyahay
Dalka Somaliland waa dal abaaruhukusoonoqnoqdaankuwaassanadkasta wax yeelowayn u gaystaxoolaheenaiyodadkabawaxaanakajirtabiyola’aandaranoodhibaatokuhaysadeegaanka. Dadkareer Somaliland waxay wax u beerankarila’yihiinbiyola’aankuwaasoomarkaadbadankooda la shakaysatokuusheegayainayhaystaandhulaad u badanoo ay ootinrabaana in wax kasoo saran laakiinbiyola’aanikuhabsataysidoo kale markaad la sheekaysatodadkarabainaydalkamaalgeliyaanoowarshadosamaystaanwaxaykuusheegayaan in dhibaatadahaysataatahaybiyola’aanwaxa kale oo ay kacabanayaan in wasaaradabiyuhutahay magic gudhaeeaanaywaxbaqabanamaaanaydadka u adeeginbaooxitaahadaadkutidhaahdawarbixinisiiyaamafarsamadaigacaawiyaanigaaqodanayaoomaalgashanayaceelcidkulashaqaysahelimaysid, waxaanbooqdaywasaaradabiyahabishiitodobadaaee 2017 waxaanwaayeyxitaacidilahadashaanigaookarabay in xoglaygasiiyomeelahauuhabooneeceelallagaqodikarogobolkasaaxiilsiaanceelalkuqodo. Waxa kale oo lay sheegayanigoonayroobijooga in wasaaradabiyuhuinaysooxaadirinshirarbadanoolagumartiqaadayoocaalami ah oo any xitaakasoojawaabinemailaydii loo soodiray.
Waxaan u sheegayawasiirkabiyahaeecusub in uuogsoonaado in wasaaradabiyuhuwasaaradaugumuhiimsaneewaxkaqabankartahorumarkanoloshadadk Somaliland ooxitaahogaanka u qabankartawasaaradaha kale dallkaooxitaahadii al helobiyolmaalgelintadalkukor u kicikarto.
Wadamda kale eejeerkeena ah eeaynuisticmaalowaxaybeertaanwaxayahmidyadkoowaadsiiyaanbiyahaiyagooanigaroobbadanooxitaawebiyoleh .mantahergeysawaxalagucunaatamaandhadalagakeenoethopiataasiwaxaykudhacaybiyola’aantakajirta Somaliland.
Waxaigumaqaalo ah amasidaaankadaawaday TV-yadaisagoohadlaya in wasiirkacusubeesaleebaankorreyahayninkarti u dhashayookudhaclehoodadbadanookaquustayinaykahaleenadeegwasaaradabiyaha ay sooeegayaaninuu wax la taabankarokusookorhdiyowasaaradaoofahmowaxaumada Somaliland kasugaysoamawaxauunoqonsidiikuwiiisagakahoreeyeyeeaandaniyomuraadtoonakalahaynxilkaaadka u culusoo loo egmadayoo ah furihiinoloshaiyohorumarka.
Waxaan in badan la socdaykhilaafkajiraywasaraadabiyahaiyomasuqmaasaqlagueedaynjirayoosaxaafadubaahanjirtay. Wasiirkacusubeeesaleebaankoore u soojeedinayainuuwasaaradahorumariyooomuujiyofirfircoonidheeraad ah ookasbadadhamaandadkabiyahadaneeyashabackanasidfiicnanuguadeeyo. Waa inooogsoonaadaa in loo dhiibaywasaaardaiiugumuhiimsanaydqaranka.
CabdiqaniXassanGoodir
London, UK
Wasaarada Biyaha ayaa igu Muhiimsan Somaliland waa Hadii Wasiirka Loo Magaacaabay ee Saleebaan Koore taas Ogsoon yahay
Posted by admin on January 30th, 2018 10:13 AM | FADHIGA SUBULAHA
Comments are closed.