Borama(SBN)Siyaasi kamida siyaasinta reer somaliland ayaa ka sheekeeyey dalku halka u jihaystay iyo xaalka dawlada maanta dalka gacanta ku haysa isagoo sheegay in jabhadii SNM labo garab ahayd , garabka madaxweyne biixi iyo garab kale , isagoo sheegay in garabka kornayl biixi ka shaqayn jirtay is qab qabsi iyo isku dirka jabhada dhexdeeda.

 

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews