Waalidnmadu waa shaqo culus. Waa shaqo hadii lagu guulaysto liibaanteda aduun iyo aakhiroba lagu arkayo. Marka uu qofku waalid noqdo waa in uu mudnaata koowaad siiyaa korinta ubadkiisa. Qaacidada labaad ee qaacidooyinka tarbiyada waxa aan u bixinay “Waalidnimadu waa shaqo adag laakiin aad dooratay”. Fadlan halkan ka daawa hadaad awoodana sii fidi si aad ajarka noola qaybsato.

Sheekh Siciid Axmed

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews