SANAD KHAYER U LE UMADA ISLAAMKA ALLAW KA DHIG ,

NABAD BASH BASH IYO BARWAAQO SOMALILAND.

==========================================

waxa hubaal ah in uu bini aadamku la kulmo dhib iyo dheef, cudur iyo caafimaad, barwaaqo iyo abaar,col iyo nabad,

wanaag iyo xumaan cayedh iyo cuud, cibaado iyo ciyaar iyo bilaw dhalsho gunaanad dhimasho.

wareegaa aadamaha min adam iyo haawa waa sunatul xayaa, aadam iyo xaawa oo janada ku jira iyagoo qawan

shaydaan jandii ka soo saaray ifka la soo digay.

yaa liibbaanay inta aadamhu noolyahay,

waa ruuxa alla waafajo cibaado alle caafimaad, nabad iyo camal saalix ah.

noolow ogow xadhiga ilaahay hadaad qabsato weligaa iilan maysid camal saalix ah iyo dadaal la timaadid.

dhalinta somaliland waxan kula talinayaa .

sadex qodob.

ALLA KA CABSI WAA ASHAHAADADA OOD MARWALBA CARABKAAGA BARTO, CIBAADADA SHANTA SALAADOOD OOD WAKHTIGEEDA TUKATO , SOONKA BISHA RAMADAAN, SEKADA WIILKII XOOLA LEH IYO XAJKAKII AWOODA.
DADAAL SHAQO MURUQAAGA IYO MASKAXDAADA OOD AAMINTID NOQO MURUQ MAAL MASKAX MAAL.
KA FAGAW QAAD ,SHAXAAD DAWLADEED KASE SHAQAYSO DALKAAGA DUUNYADAADA IYO DEGAANKAAGA ,BEERO FALID ,XOOLO DHAQASHO, BAAYACMUSHTAR, FARSAMO GACMEED NOOCYADA KALA DUWA

SADEX KA FOGOW.

============
.1. shaxaad adoo caafimaad qaba.
2.balwad ama maandooriye sida qaadka xashiishad sigaar iyo wax la mid ah.
3.faaltuu nimo ama shoomeer ama shaqo nacayeb ninba siduu u yaqaan waa cudur cancer ku ah nolosha adamaha.
shabaabka somalilanderka ah (somalilander youth citizens) the time is running out take care your honey time
and do the best.chines proverb says teach me how to fish but do not give me free fish.

wakhtigu wuu susumayaa midna waa la sugayaa soo jire ma noolee qarni waliba wuu socon safna wuu ka daba dhalan.

mah maah shiinaa tidhaa i bar kaluumaysiga laakiin ha isiin kaluun bilaash ah

maxaa yeelay beri waan ka baahanahay.

DHALINEEY DALKEENU WAA HODAN EE KA SHAQAYSTA KA TAGA GIDAARADA IYO GOLA FADHI KU DIRIRKA.

waxan maqaalkaygaan ku soo gunaanadayaa beyed tixa oo le.

nin laxaadku taam wada yahaw taajirbaad tahay,

tagoogaagu waa hodan adoon taagta maanicin.

adoon ruuxna taakulo ka sugin taada kula soo bax.

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON,

AWDALI DUBAI.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews