Hargaysa(SBN)Wasiirka Cusub ee wasaarada arimaha gudaha dawlada kornayl muuse , Kornayl Maxamed kaahin aya isugu yeedhay shaqaalaha wasaaradaasi qaybaheeda kala duwan isagoo shir gaar ah la qaatay hoos ka daawo.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews