Borama(SBN)Madaxweynaha Somaliland kornayl Muuse Biixi ayaa shacabka ugu hambaleyey curashada sanadka cusub ee milaadiga 2018 oo caawa bilanaya halka wasiirkiisa Diinta iyo awqaaftu shacabka ka xarimay ama hoos u dhigay sandkan sheegayna in uu yahay sanad ay leeyihiin dad kala , keebaa saxan

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews