Borama(SBN)Waxaa maanta wareegto xilkiil lagaga xayuubiyey maamulihii kastamka saylac oo shacabka gobolada galbeeda mudo badan dawladii hore ka dalbaden in la badalo has yeeshe xukuumadii silaanyo dhagaha ka furaysatay , waxaa maanta kornayl muuse xilkii ka qaaday faysal Aadan yuusuf (faysal ma Gafe) , wixii warar ee ka soo kordha iyo cida loo magacaabay xilkaasi kala soco.
subulaha news

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews