Borama(SBN)Wasiirka cusub ee wasaarada Gaashandhiga somaliland ayaa mar labaad carabkiisu ku sibladay soo celcelinta erayga somalia isagoo laga yaabaa inuu ula jeedo somaliland, wasiirka jooga goobtii ugu xaas saasisanayd somaliland ma lagayaabaa in u wax yeeleeyo qaranimada somaliland. hoos ka daawo.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews