Borama(SBN)Madaxweyn kuxigeenka somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa afartii maalmood ee ay ku xanibnaayeen duleedka haragaysa ku sheegay in wasiiradu arday ahaayeen isaguna u ahaa horjooge, aadna ugu nasteen aftraasi maalmood , hoos ka daawo.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews