Somalilland waa 27 sano jir gooni isku taageedii.waa nidaam dawlad dhexe ( central government).
somalia waa maamul goboleed ka kooban shan maamul goboleed = puntland ,galmudug, hirshabeele, somali galbeed, iyo jubaland.
suaal somaliland may ku mahadisay dawlad dhxe mise maya?
marka loo eego maamulgobleedka koonfur
qiimee muwaadin adoo barbardhig ku samaynaya gobolada somaliland ragaaday iyo gobolada somalia.

maamulgoboleedka punt land oo la alkumay 2009 kii waxay dhisteen deked berbera la tartamaysa iyo airport casri ah halka ceerigaabo burco iyo laascanood aani lahayen deked iyo
madaar toona.
bossaso iyo garoowe horumar xawli ah ku socota.
hobyo galmudug dekedeedu xawli ku socota dhismaheego halka laba airport galcayo laga dhisay.
halka xiis iyo mayedh albaabadu u xidhanyaha.
juba land waa deked caalami ah oo kenya ilaa ugaanda u adeegta xaga gancsiga iyo airport caalami ah leh.
halka saylac iyo lughaya ay xidhan tahay.airportkii iyo
dekediiba…
mogadishu dekedeedii waxay maraysaa heer caalami ah halka berbera loogu adeego ciidamada gacanka carabta ee iran laga waardiyeeyo.

gunta iyo gunaanadka.

federaalku iyo maamulgoboleedku waa habnololeedka ay bulsho waliba
horumar ku hannan karto , waa iskaa wax u qabso goboladu ku tartamaan dadkiisoo dalkiisa iyo gobolkiisa ku dhista daacadnimo iyo gobolkaaga u adeeg iyo weliba
waxsoosaarka gobolada iyo kaabayaasha dhaqaale.
waxan koonfur ku caabiyi karna somaliland oo yeelata shan maamul goboleed oo ah.
sanaag sool togdheer maoodi jeex iyo awdal.
mamulgoboleednimmada iyo caasimadooda si wada hadalada loo dheeli tiro dalkuna ku hanto horumar guul iyo gobanimo.
dawladu tayo iyo tiro yeelata. shacabkuna ku walaaloobo . CASIMADA HARGEISA bulshadu
shaxaadka looga korqaado gobolada loo fooftago
waa habka keli ah ee dalku ku kala badbaadikaro waxna ku noqonkaro.

gobolaysi waa guusha somaliland
gool ku dhalin doonto
gobanimo dadkeeno midihi

xaq u dirir

MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews