Wajaale(SBN)Xoogsatada xamaaliinta ee degmada wajaale ayaa cabasho balaadhan ka muujiyey iyagoo ka cabanaaya in suuqii lagula tartamaayo oo shirkada salma ay qoranayso xamaalin cusub oo badeecadaha ka roga baabuurta.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews