Hargeysa (SBN):- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa waxaa uu maanta kulan Salaan iyo hanbalayo ah uu ugu tagay madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi .

Kulanka ayaa waxaa ku wehelinaayey labada madaxweyne Siyaasiyiin ay ka mid yahiin Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Saylici , Prof Cawil , Wasiir Cukuse , Siyaasi Axmed Cabdi Dheere iyo masuulyiin kale



Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor

 

Image may contain: 2 people, indoor

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting, table, living room and indoor

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews