Hargaysa(SBN)Cuqaasha beelaha garxajis ayaa maanta ku dhawaaqay ina qabsanayaan shirkii sanadlaha ahaa ee beelahaasi qabsan jireen,xaalada dalka oo xili kala guura ku jirta waxaa dadka qaar ay ka muujiyeen shiki iyadoo beelahaasi ay cadaalad daro balaadhan ka tirsadeen sidii foosha xumayd ee loogaga shubtay doorashadii dalka ka qabsoontay.hoos ka daawo

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews