Borama(SBN)Xulka Kubada Cagta G.Awdal Oo 4:2 Kaga Adkaaday Quurbajoogta Ustralia+Jawigii Ciyaarta Oo Ahaa Mid Kulul Oo Xamaasad Leh Wasiiro Iyo Masuuliyiin Kale Oo Dawashada Ciyaartaasi Ka soo qaybgalay.

 

 

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews