Muqdisho(SBN)Wasiirka warfaafinta dawlada federalka somalia ayaa akhriyey qodobadii warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii amniga somalia , shirkaasi oo maanta lagu soo gabo gabeeyey magaalada muqdisho , hoos ka daawo

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews