Lascanood(SBN)Shacabka reer lascanood ayaa si adag uga hadlay hadal gudoomiyaha golaha guurtidu shalay wax kaga sheegay heshiiskii somaliland iyo khatumo kaasi oo u ku tilmaamay inaanu ahayn heshiis ee u yahay soo jeedin inta la horkeenyo labada gole hoos ka daawo.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews