Borama(SBN)Xaflada dhalinyaro reer gabiley ay u qabteen gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa lagu qabtay magaaladaasi, gudoomiyaha oo xafladaasi ka hadlaaya ayaa weerar afka ku qaaday madaxweyanaha la doortay ee kornayl muuse biixi iyo madaxweynaha wakhtigiisu sii dhamaanayo siilaanyo hoos ka daawo.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews