Muqdisho(SBN) Dowladda Soomaaliya oo Heshiis Taariikhi ah la gashay Mareykanka muddo 30 sano ah kadib , waxaa heshiiskaasi aad uga shaqeeyey wasiirada Maaliyada Cabdiraxmaan Bayle iyo wasaarada qorshaynta hoos ka daawo.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews