waxan marwalba somaliland u rajeynayaa horu mar bash bash barwaaqo.
awdal iyo selel si gaara baan u salaamayaa, waxa leehay aw guuliyo
guusha aad ka soo hoyseen doorashadii gaar ahaan XUSBIGA WADANIoo ku guulaystay
aqlabiyada kalsoonida shacabweynaha reerADAL taas oo AWDAL DR CIRO IYO DR MAHAMED
CALI ka yihiin madaxweyne iyo ku xigeen gobolka Awdal kuna guulyesteen kalsoonida shacabkooda.
ogaada waxa fooda inagu soo haya maamul goboleedu somaliland ah oo gobolwalba maamulkiisa
iyo horu markiisa gacanta ku dhigi doono aan wareegto gobolkale dalka lagu xukumi doonin ,
central circular degree. horumarka gobolka cidkale loo daba fadhiisanayen, waa ta dalka dadka
iyo goboladu hore ugu mari karaan . dad walba gobolkiisa ha dardar geliyo sidanse ma ogola qaynuunka an
qaadanay waa democratic ama democtadiyad taasna ma ogola one man rule and one town central circular domination.
bal u fiirso Ethiopia, UK, IYO AABAHA DEMOCRTICA USA UNITED STATE OF AMERICA waa 50 ilaa 53 maamul gobol midwalba iskii isku maamulo. waxa ka dhexeeya calanka , lacagta, iyo ciidanka.
shanta gobol ee somaliland gobolwalba waa in uu maamulkiisa , cashuurtiisa wax soo saarka gobolkiisa u madax banaanaadaa
gobolka is dabooli waaya maamulka dhexaa kabaaya.Waa heshiiskii shirkii SHEEKH CALI JAWHAR EE BORAMA 1993 GII.
lagu heshiiyey in gobolwalba maamulkiisa iyo dhaqaalihiisa isgu maamushaa.
wakhtiga kala guurka samsam wasiirka maaliyada kala xisaabtama wixii qaloocday ee SAYLICI halkiisa u dhaafa .
wixii dhiilo ah suga 14 sept wixii ka dambeeya wixiise rafasho ah fahma ujeedada.
balanteenu waa maamul goboleedyo Awdal state of somaliland, Sanaag state of somaliland , Toghdeer state of somaliland Sool state of somaliland iyo Maroodi jeex of somaliland capital HARGEISA horumar SOMALILAND.
GUUL GOBANIMO IYO ICTIRAAF SOMALILAND.

LET HIM TO TAKE ALL OCCUPATION OF AWDAL JOBS.
THE NICE GOAL IS NEXT HALF GAME OF AWDAL COMPETITION.
THERE IS A PROVERB SAYS,
THE RATE PLAYS WHEN THE CAT IS OUT.

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews