marwalba waxan bogaadinayaa bulshada adal waayeel, wiil , hooyo iyo gabadh in ay ilaashadaan walaaltinimada wadaninimada

diintoooda iyo wax wada qabsigooda.

 

waxa horseed u noqon kara dhalinta dada yar ee maskaxda fayaw ee caafimaadka qabta leh ‘

midnimo waa guusha nolosha ka fogaada waji ku macaashka

iyo qasku waa qosolkayga ku macaashka

mustaqbalku waa kiinii dhalinyaro hagaajista dalkiina iyo mustaqbalka dalkiina dadkiina.

hoga tusaalayen ka dib.

walaalkay cabdiweyne marka hore inaadeer waan ku salaamay

marka xiga in aad muuse xodxodataa ma xuma ama is yaqaana ama is bar in laguu yaqaanay cabdidheere., good

waxad sidii awrta dib u kaadiday markaad hawlaha salaadiinta dhex gashay  hawlahoodi dalaq  eed ku sheegtay basaaiin

sadexda dawladood adoo qiray cimri  sideedan jira la hadlaya  adoo stress  uk qaba

in aad mudu is baxnaaniso ayey ahayed.

 

alla qabay afkana waa yaqaan waana ka agnaan.

anigii xortaba kaa dhigaad xini tidhaahdaa.

adeer sideedan jirku sadexda dal suldaankiisa weeyi djibouti , ethiopia

somalia iyo somaliland waa heybad alla siiyey iyo dadkiisa alla badiyey.

xilka dalka cid uma daba fadhiisanayo suldaanka guud ee  geeska africa.taariikhda maalintay dhanaanaato waa ka markhaati ma doon.

faan waa fule iyo xaalkii.

afartaa ha iyo waw iyo excuse me dhe.

 

 

suldaan ibrahim samater.

=======================.

suldaan waan ku salaamay suldaankaygii baad tahay ceeb iyo aflagaado maya .

waxanse kugu saluugo waan sheegi waayo suldaankaygii baad tahay

maxaa yeelay suldaanimada waan ku dhashay  nin aqaan baan ahay,

 

dhiilooyinka toosin iyo wax is tusaalayen u baahan.

=================================================.

1, suldaan samater gabiley ood udubkii koobaad tahay ma hayo

saamigaygii aan xaqa u lahaa adaana ka suldaana;

  1. maalintii meeyarka saylac xuseen iidle weerarka lagu ahaa

is garabtaag iyo xaqiisa u dhici shaashada lagaa waa’

maalintaa xanuunkiyo xaq diidku soo galay  magac iyo muuqaa la waa.

3′ tolkaa waaraad saylici wado ayaad ku gurtay ood madheera iyo

hargeisa u taxaabtay, imaatinkii siilaanyo la soo daayey

suldaan sooyaalkay ku qorantahay.

libaax nin ganay iyo nin galaday wuu ogyahay.

4′ caleema saarkii prof samater ee ku biirka kulmiye  magaaladiisii waa laga sheegtay

oo borama geeyaa la yidhi kulmiye borama ayaa axmed ismaciil samater xafladii loogu qabtay,

  1. shirkaagii u dambeeyey ee aad salaadiinta tolkaa wax kaga tabanayesay ereyo qaawan oo saldanada suldaanimo ka xeeran baad

ku dhawaaqday dhalinta dhegaha kaga dhacay

oo ah ( si  edeble u hadla)  caruurtaa la yidhaa edebyeesha

waa           ( xaal gola joog).

ma maqal mana arag suldaan mutacalim ah adoo ah mar qudha

adoo xaqa dadkaad suldaanka u tahay u doodayey .

midnimo iyo sulux wada odayaasha wanaaga ku soo dabaalaya adoo aabhay goblan ku jira mooyee.

afartaa ha iyo waw iyo excuse me dhe.

 

suldaan dhawal waa suldaan dhawrsoon

carab dalable iyo calool weecsan ka muuqan

suldaan umadaada wanaaga iyo midnimo u horseed

inagu waxan nahay dadkii reer tafare bar

nadiifbaan kugu ogaa aduunse hawlo ma waayo,

talaa taal midnimo iyo walaalayen sidii wax muuqda loo wada qabsan lahaa waari mayside war hagaa haro

deked, madaaar, dariiqyo iyo nolol shacabweyene

 

nin la sugayyow adna yaad sugi

siyaasi waa nin shaqo taga dal iyo dad waxba uma qabto

kuwa soo qabtay eega maxay bulshadooda u qabteen tooda gaar ka ah mooyee wax qabad waa bulshada iyo salaadiintooda oo isku duuban

awguuliyo.

 

reer adal guul midnimo dekedo madaaro iyo dariiqyo shaqeeyaan u rajeynayaa

dadku ul iyo diir wada dhashay dal iyo degaan ku wada nool.

wanaaga walaatinimada iyo horu mar nin walba waa u dan

wixii xanaf ah

cafu wa musaamax

walaaluhu waa in lays calool xaadhaa dhib ha u arkina ee waa

dareen jira

turxaan bixin u baahan ‘

 

ninbaa sadex walo ku dhaartay wuxu yidhi

waa walaahi . waa bilaahi. waa talaahi hee

 

waa walaahii. walaalo isnacay wax ka xun baa yar.

================================================?

waa bilaahi  , beled aan biyo lahayen balo ka weyen baa yar.

 

waa talaahi. timo dheer reer ay ka talisaa in uu tagoogaha ka jabi.

 

 

allaha ha inagu anfaco wixii fiican wixii shara dayeran

 

adal waa dadka awdal  .

 

arliyo waa shacabka adal.

 

guul nabad iyo midnimo somaliland guud ahaan

gaar ahaan adal iyo arliyo.

 

 

xaq u dirir

 

musa aw hassan lodoon

awdali dubai

 

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews