Borama(SBN)Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa hada warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa , gudoomiye cirro waxaa u farta ku fiiqay in komishanka doorashooyinku ku fashilmeen in ay furdaamiyaan sanaadiiq xisbigu cabasho ka muujiyey oo ay ahayd in laga shaafiyo , sanadiiqdaasi oo u badanaa gobolada galbeedka ee dalka.
Gudoomiye cirro waxaa u sheegay in sanadiiqdaasi u ka muuqdo mad madaw iyo wax isdaba marin badan hasa yeeshee aan ilaa haatan waxaba laga qaban cabashada xisibiga.

Gudoomiye cirro ayaa tageerayaasha xisbiga ee dalkoo dhan ugu baahay in ay isdajiyaan,
video warsaxaafadeedka ka filo subulaha news.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews