Borama(SBN)Gudoomiyaha Xisbiga waddani ayaa shacabka la hadlay caawa isagoo si cad u sheegya in doorashadii lagu shubtay , sanaadiiqdii la baadhay laga helay codad dheraada iyo dad aan joogin oo codeeyey , hoos ka daawo

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews