Borama(SBN)Xildhibaan Nac Nac ayaa maanta dhex maray xaafad Axmed dhagax isagoo sheegay in shacabku is dajiyaan kii soo baxaaba somalilander yahay, sida wax u socdaan hada aad u fiicantahay , waxaa u hadalka ku daray in tirintii codadka dib loogu noqday oo la hubinaayo halka wax ka khaldameen

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews