Borama(SBN)Taliyaha Ciidamada somaliland ayaa saxaafada la hadlay isagoo farta ku fiiqay shaqaaqooyin ka dhacay caawa , ceerigaabo , burco iyo hargaysa kuwaasi oo daba socday markii u soo baxay warka sheegaya in lagu shubtay doorashadii dalka ka dhacay , taliyaha oo shacabka la hadlaaya ayaa sheegay in shacabku is dajiyaan , dadka iyo dalkan loo tudho , isagoo aad moodayso marka u la hadlaayo siyaasiyiinta WADDANI in uu isticmaalaya luqadii xisbiyada kuwada hadli jireen

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews