Borqma(SBN)Masuuliyiinta xisbiga kulmiye ayaa lagu soo waramayaa in natiijada gobolada bari aay,  aad uga biyo diideen,warar ka ag dhaw dhaw xarunta xisbiga kulmiye ayaa subulaha soo gaadhsiiyeu in xisbigu codsaday in dib loogu tiriyo magaalooyinka,GARADAG,CAYNABO IYO LAASKA.wararka kale naga soo.gaadhaya hargaysa ayaa sheegayabin kulmiye ku hogaaminaayo casimada 22000 oo cod.

Wixii ka soo kordha xaraarada natiijada kala soco.subulaha

 

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews