Hargaysa(SBN)War Deg dega ..Natiijadda hordhaca ee doorashada Iyo Xisbiga Waddani oo hogaaminaaya..14.11.17

 

Tirada hordhaca ah ee doorashada Somaliland ayaa sheegaya in xisbiga Waddani ku horeeyo ,Qaar ka mid ah xaafadaha magaaladda Hargeysa oo laga dareemayo in xisbiga Waddani ku guleystay.dad bilaabay in ay debaal degaan, iyo Guriga Musharax Ciro oo la sheegayo in Ciidamo dheeraada la geeyey ..

 

UCID.. 44,000

Kulmiye 190,000

Waddabi 230,000

 

Natiijadda ayaa aad loogu kalsoon yahay in xisbiga Waddani ku horeeyo.

Wararkale ayaa sheegaya in gabiley ay ka tagan tahay xaalad cakiran kadib markii la weeraray gudoomiyahii ololaha xisbiga Waddani.

Wixii war ah ee soo kordha Lasoco Subulahanews dhawaan Insha Allah.

Fiiro gaar ah natiijadani maaha tii saxda ahayd wayna is badali kartaa laguma dabaad degi karo

 

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews