London(SBN)Oradyahanka asal ahaan somaliga ah ee maxamed faarax ayaa darajada sir lagu boqray dalkani ingriis,darajadan ayaa waxaa gudoonsiiyey boqorada dalkan ee queen Elizabeth

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews