Borama(SBN)Shacabka ku dhaqan magaalada Gabiley iyo nawaaxigeeda ayaa safaf dhaadheer u galay sidii ay codkooda u siin lahaayeen musharaxooda iyo xaalada oo ku bilaabantay jawi dagan.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews