Borama(SBN)Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo Marwadiisa Farduus Maxamed Rooble ba, waxay saaka si rasmi ah ay u guteen waajibkoodii codbixineed ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews