Borama(SBN)waxaa magaalada saaka shacabka magaaladaasi u galeen safaf dhaadheer si ay u gutaan cobixinta saaka ka bilaabantay guud ahaan gayiga somaliland , shacabka magaaladaasi iyo degaanadaasi oo laga cabsi qabay in dawlada goboladeedka somaliyeed ee puntaland qash qashto ayaa ciidamada xooga dalka somaliland heegan adaga la galyey , jawiga saakuna waa mid isku toosan.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews