Borama(SBN)Komishanka dorashooyinka somaliland(NEC)ayaa hada shir jaraaid oo ay ugu talo galeen saxaafada waxay ku shegeen in codadkii goboladu soo xeroodoon , Gudoomiyaha oo la hadlaayey saxaafada waxaa u iftiimiyey sidii wax u dhaceen iyo shacabka oo u dhag taagaya cida ay guushu raacdo. hoos ka daawo

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews