Borama(SBN) khabiir ka faalooday sida la filaayo in ay wax u dhacaan waxaa u yidhi

Dad badan ayaa iga soo codsaday in aan faaleeyo sida ay doorashadu loo kala heli doono, hadaba aniga oo dadaal iyo safro badan u galy saadaalintaa doorashada 2017, waa tan halkan hoose aan ku sharaxay sida uu u badan yahay maluhu iyo waaqica oo waliba aan barbar dhigay tiriadii Gudida Doorashadu soo dhigeen, ku darso oo sidaas ayaan waliba kulmiye uugu badiyay.

Codka Guud ee Gobalada oo dhan 740,000

1- #Gobalka #Maroodi-#Jeex# 249.229

* Kulmiye 120,000
* Wadani 100,000
* Ucid 20,000
* Cod Khasaaray 9.229

2- #Awdal 102,571

* Wadani 60,000
* Kulmiye 35,000
* Ucid 5000
* Cod Khasaaray 2.571

3- #Saaxil : 60.817

* Kulmiye 30,000
* Wadani 20,000
* Ucid 7009
* Cod Khasaaray 3.817

4- #Togdheer: 147.440

* Wadani 70,000
* Kulmiye 60,000
* Ucid 10,000
* Cod Khasaaray 6000

5- #Sool : 63.689

* Wadani 20,000
* Ucid 20,000
* Kulmiye 20,000
* Cod Khasaaray 3.689

6- #Sanaag: 80.334

* Wadani 50,000
* Kulmiye 20,000
* Ucid 5000
* Cod Khasaaray 5.334

Natiijada Guud ee ay kala helayaan sadexda Xisbi, aadna loo malaynayo waa sidan.

#Wadani 320

#Kulmiye 285

#Ucid 67.009

#Cod #khasaaray 30.64

Waana Insha allah

Soo diyaariyay C/raxmaan Aadan Ruush (Xadaano)

Ceelkii Harigaisa

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews