Borama(SBN)Maanta oo ku beegan maalin jimce ah waxaa la soo gabo gabeeyey dhoolatuskii iyo isku soo baxi xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ee magaalada Borama waxaan hoos idiinku soo gudbinaynaan sawiro dhoolo tus ah ee wadaniyiinta reer borama ku qaabileen xisbiga.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews