Waxan rabaa in an dadweynaha reer Somaliland an wax yar ka tusso Madaxweynaha mustaqbalka dhow , Hon. CabdiraxmaanCiro. Al Xaaj Cabdiraxmaan wuxuu noqonayaa Madaxweyna ugutacliin, siyaasad, iyo khibrad badan Somaliland.Waxa u daliilaaragtidaas, heerarkiisawaxbarasho, shaqo, iyohalgankiisasiyaasaddeed, iyoaqoontiisabulshadaSomalialnd.

Waxbarashadiisa:
Wuxuwaxbarashadiisaugu kala guushaydaafahaaduunka: Somalia, Finland, Russian, USA.
Wuxu wax kusoobartaymagaalooyinka: Berbera, Sheikh Mogaadisho, Qaahira, Moscow, South Carolina (USA ).
ShahaadahaWaaweynee u kasoomutaystayDugsiyada, Kuliyadaha, iyoJaamicaduhuwaxay kala yihiin:
– MBA ( SIDAM COLLEGE, MOGADISHO )
– Degree ( MASAR, Institute of National Planning )
– Master’s Degree ( African institute, Moscow, Russia )
– Bachelor of Science, Bsc. ( USA )
– Master of business Administration ( MBA ) – NEW YORK STATE, USA
Shaqooyinka u sooqabtay:
– Macalin
– IskaashikaDhaqaalaha ( WasaaradaArimahaDebedda, Somalia )
– Qunsul, Russia
– HantidhowrkaWaaxdaSocdaalka ( Project Assisant International Organisation for Migration, Finland)
– Xoghayaha ( Somali National Democrat, SDP )
Siyaasadiisa:
– AasaasihiiXisbiga UCID ( WuxunnaKanoqdayXoghayahaArimahaDebedda )
– Ku-xigeenkaGuudee UCID
– Sii Haya JagadaGuudee UCID
– Shir- GudoonkaGolahawakiilada ( The Chairmanship ), Somaliland
– SamaystaXisbigaWadani ( GudooniyahaGuudee WADANI )
La ismacaasiye, HON. Cabdiraxaanwuxumutaystay in noqdoninkiiuguhoreeyeyeekhibradwaxabarasho, shaqo, iyotusiyaasaddeedbaugusareeyey. Waxa kale ee u yahay, qofmadaxweyneisusootaagaoolagajecelyahaydaafahaSoomaalilandoodhan.
Sidaaswaxan u bixiey :Murashaxa min darafilaadaraf ( THE COAST TO COAST CANDIDATE )
Inshallah Dabaaldegiisuuuinahayaa

WA BILAAHJI TOWFIIQ

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews