Borama(SBN)Xubno gudiga heer dal ee caraiga maraykan ee xisbiga waddani ayaa ku soo jeeda dalka hooyo,xaflad gudigaasi lagu sagootinaayo ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota hoos ka daawo

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews