Waa Muuqaallo Xiiso Badan oo aad ka heli doontaan,
Waa Labo Macallim ‘’barayaal sar’’ oo ruugay Siyaasadda Geeska Africa,
Gaar ahaan Siyaasadda Somalia,Marka dhinacyo badan
laga eego Waa isku Fikir hadana waa kala Fikir,
Professor Abdi Ismail Samatar iyo Professor Ahmed Ismail Samatar, Iyo wariye Xamdi kediye

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews