Waxa aan u naqaano sixirka ama indho sarcaadku waa farsamo , tab iyo xeelad la barto ee maaha qof adeegsada arwaaxda hoose waa sida somalida caamada badankeedu u dhigaane , mise sixirka somalidu maaha indho sarcaadka aduunka afka qalaad looga yaqaano magic trickes , hoos ka daawo wacdaraha

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews