Dunidan aan ku noolnahay waxaa heegan ugu tagaan dad raba in ay ka tagaan magac , rabba in ay wax ku soo biiriyaan , jecel in bini-aadamka ka dambeeyaa dheef ka dhaxlo, caqligooda fiican rog roga , maalinba dhinac kaga taga , adiguse maysku dayday hadiiba aad in uun ilaahay hibo ku siiyey oo aad aqoon fiican u leedahay inaad aduunka ilama-aadam wax ku soo kordhiso , hoos ka daawo shan shay oo ku qiira galin doona

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews