Borama(SBN)Colaad Xadhkaha goosatay oo soo noq noqtay degaanka ka tirsan gobolka Sool ayaa maanta lagu soo afjaray heshiis u dhexeeya labo belood oo degaankaasi wada daga magaalada Buhoodle , heshiiska oo ay goob joog ka ahaayeen duqayda iyo wax garadka ka tirsan labada belood iyo duqay faro badan oo ka yimid degaanada kale somaliland , hoos ka daawo.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews