Aduunka aan ku noolnahay ayaa tartan loogu jiraa inuu qof waliba wax ku soo biiriyo si uu magaciisa iyo muqiisa ugu qoro buugaga tariikhda , waxaa taasi ku ladhan si ay lacago aad u badan u helaan, Saynsyahanada kawnka ayaa ku mashquulsan helida firkrado cusub oo ay hir galiyaan , hadaba daawade nala wadaaga waxyaabaha ugu cajiibsan ee la filyaa in tiknolojiyada ay ku soo biraan ee tijaabada ku jira

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews