Markaad kordhinayso aqoontaada , ama hadii jeebkaagu fiicanyahay oo aad rabto inaad dalxiis u tagto , soo eegto sida caalamka kale looga noolyahay, walaw tani dadka somaliyeed ee dalka hooyo jooga ay ku tahay waxaan dhici karin modooyinka dhawa soboba jira awgeed, hadan waxan jeclaysanay inaan idinla wadaagno, barnaamijkeena maxaa ku cusub caalamka , hoos ka daawo tobanka magaalo ee ugu mudan dunidan sandkan 2017

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews