Assalamu Calykum Warxamtullahi Wabarakatuhu

Marka hore aad iyo aad ayaan idiin salaamayaa. Magacaygu waa Sh.Siciiid Cali Axmed.Waxa aan ku noolahay magaalada Ottawa ee wadanka Kanada. Waxa aan qayb ka ahayn walaalaha isku txaluujinaya horumarka dadaka Soomaaliyeed ee qurbaha degan. Waxa aan mudadan danbe daraaso ku wadnay inadmada Soomaaliyeed ee qurbaha lagu dilo. Fadalan hadaad nagu caawin karto in aad bogiina ku soo dhajisaan xog ururintan aad iyo aad ayaan idiinka mahad celinaynaa. Wixii ka soo baxa in shaa Allah umada waan la wadaago doonaa. Waa kan xog ururintaasi Fadlan soo dhajiya.

“Waxaa mudooyinkan danbe ku soo badanaya qurbaha inamda Soomaaliyeed ee la dilo ama iyaguba is dila. Waxa aanu sahan cilmiyeedkan ku eegaynaa(survey) aragtida waalidka iyo hogaamiyaasha Soomalida qurbaha ee mushkiladan. Fadlan hadaad degan tahay qurbaha waxna aad ku biirin karto xalka arinkan buuxi sahan cilmiyeedkan (survey). Aad baad u mahadan tahay Ilaahayna ajar badan ha kaa siiyo / Recently in the news there are many young Somali men killed by gun violence. We are trying to know the reasons behind this problem and also we are soliciting from the community some of the suggestions and solutions that can address this problem.”

https://www.surveymonkey.com/r/YVNPQKN

Mahadsanidin

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews