Borama(SBN)Waxaa shalay dalka dib ugu soo laabtay badhasaabkii labaad ee Gobolka awdal inta xukuumada kulmiye dalka hayso, Axmed Xadi Sidci oo ah qurbajooge dalka maal gashi dhismayaal ah ka sameeyey ayaa la filayaa in uu hada u yimid sidii u xoojin lahaa xisbiga u ka tirsanyahay ee WADDANI iyadoo la filaayo in wakhtigii doorashado soo dhawaatay

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews