Computer waxbarasho ama mid shaqo markaad iibsanayso ma sahlan mana hawlyara ,waa inaad baadhid balaadhan samaysa adigoo eegaya , dakhligaaga iyo baahidaada computer gacantu oo buuxin kara, hadaba computaradu waa kala qaalisan yihiin , kalana fiicanyihiin, waxaan video hoose lagaga sheekaynayaa , computerada gacanta ee ugu fiican 2012

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews