\
Borama(SBN)prof Xasan Halas oo ah aqoonyahay inbadan wax ka soo dhigay jaamacada camuud , mashaaricda horumarinta dalkan ka soo shaqeeyey , isla markaan ah saraakiisha cadamiyada nabada iyo aqoonta somaliland ayaa isaga iyo raxan ex wasiiro culusi ku biireen xisbiga waddani , xafladii loogu qabtay hotel mansoor ee hargaysa , hoos ka daawo

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews