Borama(SBN)Beelaha Bahabar Abokor ee Maxamed Case ayaa shir ay kaga tashanayaan masiirkooda mustaqbal iyo horumarineed ku qabtay magaalada Borama , beelahaasi oo sheegay in ay isla meel dhigayaan aayaha siyaasadeed iyo horumarineed ee degaanada ay dagaan , hoos ka daawo.

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews