ogaysiis22

 

 

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan bulsho waynta ka Soo Jeeda Beel Waynta Jibriil Yoonis ee ku dhaqan dalka Sweden in maalinita axada ah ee 25-12- 2017  lagu qaban doono shirwayne ay Beesha Jibriil Yoonis ku kulmi doonto magaalada Enköping ee dalka Sweden.

Halkaasi oo lagu dhisi doono Guddiyo Horumarineed oo ka Shaqeeya horumarka beesha ee ku aadan dhamaan degaanada ay beeshu dagto iyo arimo badan oo wax ka tari doona danta guud ee Beesha.

Haddaba dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada , Odayada , haweenka iyo dhalinyarada waxaa laga codsanayaa in ay ka soo qaybgalaan shirkaas muhiimka ah . Oo beeshu kaga tashan doonto aayeheeda.

Fadlan ha la dhawro waqtiga.

WA BILAAHI TOWFIIQ

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews